Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Marka lagaaro Xiliga Bad xiran Kalluumeysatada ayaa ku adkaata in ay soo jilaabtaan Maadama aysan heysan Agab taya sare leh oo hadana Casri ah sidaa darteed waxaa Suuqyada Kuluunka noqdaan kuwa qaali ah inta silica lagu soo helo taasina waxay suuq xumo ku keentaa Muruq maalka Kalluumeysatada dalka
Mudooyinkan dambe waxaa Qiimaha Kalluunka Magaalada Muqdisho ahaa mid Qiima sare lagu kala iibsanayey balse hada Qiimaha uu hada hoos u soo dhacay maadama laga baxay Xiliga badxiranka sidaa darteed u dareemayaan in ay heleen suuq wanaagsan
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady