Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Garoonka Diyaaradaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu bilaabay Howlo isugu jira dib u dayactir iyo baalarin oo laga sameynaayo Guadaha Garoonka, taas oo ay ka qeyb-qaateen Bulshada Kala duwan ee Xaafadaha Degmada.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday