Ardey baratey Xifdinta Qur’aanka Oo Shahaada lagu gudoonsiiyey Xudur

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa lagu qabtey Xaflad qalinjebinta arday baratay xifdinta quraanka kariimka ah iyo tarbiyada islaamka oo ka aflaxay madrasada Ibnu Cabaas.

Waxaana munaasabada goob joog ka ahaa Maamulka degmad xudur maamulka iyo macalamiinta Madarasada Culumo waladiin iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here