Xaafada Xanaana Two Magaalada Baydhabo Oo Suuq Cusub laga hirgeliyey

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ka dib Markii ay bateen Ganacsatada Yar yar ee wax ku iibiya Suuqyaraha Xanaana Tuu ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo dhisay Howl weyn oo ay ku ganacsadaan sidookale ay ku horumarin karaa Ganacsiyadooda.

Ganacsatada Yar yar ee Suuqyaraha Xanaana Tuu oo maalin kasta fa dhiisan jiray Goob banaan ah oo dhib weyna ku qabeen kuleelka Quraxda iyo Boorka ayaa aad uga farxay helidida Goob ay ku sii balaaristaan Ganacsigooda yar.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here