Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ololahaani nadaafadeed oo ay iska kaashanayeen maamulka Dowlada hoose ee Degmada Buur-hakab iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa sidii dib looga soo celin lahaa bilicida iyo nadaafada guud ee magalada kaasi oo laga bilaabey Xaafada Warshidoon ee buur-hakaba
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir