Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Si loo abuuro fursado shaqo iyo mid xirfadeed ayaa wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa ay sameysey xarumo dhalinyarada lagu baro baryo xirfado kala duwan si ay isku filnaasho u gaaraan
Wasiirka wasaarada dhlinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed soomaaliya salamaan shuceyb cali ayaa waxaa auu sheegey in ay ku guuleysteen dhismaha labo xarumood oo loogu talagey in dhalinyarada lagu baro farsamada gacanta kuwasi oo laga furey baydhabo iyo baraawe
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani