Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Sedax bilood ka dib Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystey in heshiis Nabadeed la dhexdhigo labo beelood oo walaalo kuwaas oo dagaal ku dhexmarey deegaano hoos taga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi
Maamulka oo kaashanaya saraakiisha ciidanka amaanka Gobolka ayaa sheegey in gogosha lagu kala qaatey 10 qof maktooda kuwaasi oo ku dhintey mudada dagaalka uu ka socdey deegaanada maxaas ee hiiraan hoos imaada
Warkung waliba nig haayte Mohamed Aadam Wadani