Dhallinyaro Qurbo joog ah Oo Solar ugu deeqay Masaajid ku yaala Magaalada Alleybaday

0
13
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Qaar ka mid ah Dhallinyarada Alleybaday oo si iskooda ah isku soo abaabuley ayaa ayaa masaajid ku yaala deegaankasi Waxaa ay gaarsiiyeen Solar-ka ah ugu galagaleen in masaajidka loogu dhaliyo korontada lagu isticmaalo halkaasi .

Dhalinyaradaan ayaa sheegey in ay arkeen koronta la,aanta ka jirta Masaajidka Alleybaday taasi oo marar badan culimada iyo waxgaradka deegaanka ay bulshada ka dalbadeen in masaajidka lagu kaalmeeyo helitaanka solar-ka laga dhaliyo korantada.

Warkung waliba nig haayte Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here