Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan daarnaa Dib u Heshiisiin Oo Ay iskugu imaadeen Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka mid ka mid ah Beelaha dega Koonfur Galbeed gaar ahaana Gobolka bakool, ayaa lagu soo geba-gebeeyey Jawi Isfahan iyo Heshiis waara ah taas oo kadhigan in guud ahaan tabashooyinkii Gudaha beesha ay iska tirsanaayeen kawadda heshiiyeen.
Hudur oo ah xarunta Gobolka bakool oo maalmahaan shirkaan ka socdey ayaa odayaasha iyo waxgaradka Gobolka sheegeen in wixii tabasho oo dhexdooda ahaa la soo gebaganeeyey adna hada wax walba dhamaadeen
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani