Baydhowy(Raathiyow Arlaathy) 20 Wariye oo ka kala tirsan Warbaahinta maamulka koonfur galbeed iyo kuwa madax banaan ayaa Waxaa Baydhabo loogu soo xirey Tababar labo maalin soconaayey kaasi oo lagu baranaayey Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyin soo socda ee Soomaaliya
Tababarka Waxaa soo xirey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya , Agaasimaha Guud ee Wasaarada , Gudoomiyaha Ururka Wariyaasha KGS iyo madax ka socotey Warbaahinta Qaranka Soomaaliya
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani