Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo dardar geliyo dadaallada waxabarshada ardayda waxa ka bartay iskulka Daaru_Kheyr Ee magaaalada Baydhabo waxaa Lagu qabtay kulan looga tashanaayo horumarinta iskuulka
Maamulaha Dugsiga Daaru Kheyr ayaa kulan ku saabsan waxbarashada Dugsiga la qaatay Macalimiinta iyo Ardayda iskuulka , waxaana looga hadlay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan.