Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulan looga hadlaayey hormarinta garsoorka Gobolka Baay ayaa waxaa si wadajir ah u wadaqaatey bahda Garsoorka , Cadaalda iyo odayaasha dhaqanka waxaana uu kulankaan ka dhacay xarunta Wasaarada Cadaalada Koonfur Galbeed Soomaaliya
kulanka oo ay si wadajir ah u shir gudoominaayeen Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay iyo Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa dhaqanka , Maxkamada Gobolka iyo xubno ka socdey Wasaarada Cadaalada
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani