Arday dhamaysay Qu’raanka kariimka Oo Xaflad loogu qabtay Magaalada Qardho.

0
6
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabadaani oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen qaar ka mid ah Ardeyda Mu’asasada Al-minhaaj Magaalada Qardho ee Goboka karkaar Oo Dhameyeen Xifdinta Qu’raanka kariim ka ah iyo Kutubta aasaasiga ah.

Waxaana Munaasabada Goob joog ka ahaa Maamulka Iyo Macalamiinta Mu’asasada Al-minhaaj waladiin Culumo Odayaasha Degaanka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here