Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartankan Kubadda cagta Laga dahfurey Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo, ayaa ah tartan sanad walba la qabto, ayaa sanadkan si gaar ah u xambaarsan muhiimad weyn maadaama ay ka qeyb galayaan 20 kooxood oo ka kala socda Xaafadda Howlwadaag.
Daahfurka tartanka ayaa lagu bilaabay ciyaar xiiso leh oo dhex martay labada koox ee Midnimo iyo Al-Wadan, kuwaas oo sanadkan loo xushay inay noqdaan kooxaha furitaanka tartanka, iyagoo ciyaartooda kusoo bandhigay ciyaar hufan oo soo jiidatay daawadayaasha ciyaarta .
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Amina nor War,ady