Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyey Wado xirneyd oo dib loo furay.

0
13
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa waxay bilowday dib u furidda waddooyinka Muqdisho ee u xirnaa sababo li xiriira Arimaha Amaanka, kuwaas oo Muhiim u ah Isu socodka Gaadiidka iyo Bulshada Caasimaadda.

Wadooyiinkan ayaa xiritaankooda dhib weyn ku qabay Bulshada Magaalada iyo Gaadiidleyda oo wadooyiinka kuwa furan ku noqdey Cariiri, oo badanaa jaabka ka jira dartiis u dhici jireen Falalka shilal keeni jiray Khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here