Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkaani oo loo qabtey sarakisha ka shaqeeyaan xafiisyada Joogtada ah ee caawinaadda bulshada iyo gargaarka degdegga ah ee Magalada kismaayo iyo degaanada hoosyimaada ayaa waxaa soo qaban Qaabisey Wasaarada Amniga Jubbaland.
Waxaana Daahfurka Tababarka ka soo qeyb galey wasiirka wasarada Aminga Agaasimaha guu ee wasarada teliyaasha saraakiisha iyo qeybaha kala duwan ee sarakiisha booliska ee loo qabtey.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir