Iskuul lagu baranayo Xirfado Oo Laga hirgeliyey Degmada Bardaale

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Xaflada Furitaanka Dugsiga hoose dhexe ee Malable ee magaalada Bardaale ayaa waxay Ardayda lagu bari doonaa maadooyin kala duwan oo dhanka Farsamada ah sido kale iskulkaan ayaa leh qeyb dugsi hoose dhexee si kor loogu qaado aqoontooda Aradayda kadib markii tan oo ka dhigan iskuulkii ugu horeeyey ee oo lagu barto Farsamada Gacanta

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Malable Primary & Technical School. Macalimiin, waalidiin, odayaal, Culimo iyo marti sharaf kale iyadoona halkaasi loogu hadlay Muhiimada ay leedahay in Macahadkan la hirgeliyo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here