Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa xilligan laga dareemayo hormaro kala duwan amni iyo iskaashi dhax maray maamulada Galmudug iyo Puntland.
Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa waday Mudooyiinkan dambe qorshayaal lagu hagaajinayo waddooyinka, sida loo sameeyo nalal ku shaqeeya cadceedda, si mugdiga looga saaro waddooyinka qaar xaafad ah magaalada .
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi