Madaxweynaha Soomaaliland Oo Bogaadiyey Horumarinta Xarunta Madbacadda

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Madaxweynaha dowlada Somaliland ayaa kormeer hawleed ku tagay Xarunta Wakaaladda Madbacadda Soomaliland waxa halkaa si diirran ugu soo dhaweeyey Maareeyaha iyo Maareeye ku-xigeenka Madbacadda iyaga oo uga xog warramay hawlaha muhiimka ah ee ay Wakaaladda Madbacadda Qaranku u hayso Qaranka.

Waxana uu soo kormeeray qaybaha kala duwan ee ay Madbacadda ay ka kooban tahay iyo shaqooyinka kala duwan ee ay qabtaan asigoona ka hog wareystey Maamulka sare ee Madbacadda Qaranku tallaabooyinka ay qaadeen iyo waxyaabaha u qabsoomay iyo baahiyaha aasaasiga ee u baahan in wax laga qabto.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here