Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirka Madasha Bani’aadannimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Ee SoDMA ayaa waxaa lagu daah-furey Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Ku meel gaarka u ah Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Bani’aadannimada Soomaaliya, Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA, Wasiiro Heer Federaal iyo Heer Dowlad-Goboleed, NGO-yada, Maamulka Degmada Baydhabo, Ururada Bulshada Rayidka iyo Madax kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday