Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda xarig-jarka oo ka dhacday deegaanka cusub ayaa waxaa ka soo qeybgalay Kusimaha Madaxweynaha KGS, wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada Baydhabo,iyo mas’uuliyiin ka socotay hay’adda Amuud Foundation oo h hay,ada dhistey guryahaan
Xaafaddan cusub ee Amun Village ayaa ka kooban guryo casri ah oo si dhammeystiran loo dhisay, kuwaas oo loogu talagalay in la dejiyo qoysas danyar ah oo horey ugu noolaa xeryaha barakacayaasha.
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani