Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Madrasada Faaruuq oo ku taala Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo iyo Masjid ay leedahay Madrasada ee Masjidka Faaruuq ayaa waxaa aysan la hayn Biyo ay Isticmaalaan Waqtiyada loo baahdo in ay Caruurta ay dhaqaan Luuxyada ay wax ku bartaan.
Waxaana Ka ddib Markii dhul dhawaan uu u iibiyey qof Muxsin ah Maamulka Madrasada iyo Masjidka uu dalbaday in Ceelbiyood looga hirgeliyo dhulka loo iibiyay si ay uga gudbaan Baahida Biya la’aanta ee heysta.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Oday