Howgal Lagula dagaalamayo Xaalufka dhirta Oo laga Fuliyey Gobolka Gabiley

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maamulka Gobolka Gabilay oo kaa shanaya Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada, ayaa bilaabay hawlgalo lagu la dagaalamayo Xaalufka iyo dhuxulaysiga Deegaanka si loo joojiyo goynta dhirta oo keenta nabaad-guurka iyo saxaraha, isla markaana wax looga qabto waxyeelada ka dhalata samaynta isticmaalka dhuxusha.

Gudoomiyaha Gobolka Gabiley oo uu wehliyo Gudoomiyaha Degmada Gebiley, Isu duwaha Deegaanka gabilay ayaa kormeer ugu baxay bad-baadada dhirta iyo la dagaalanka Xaalufka iyo dhuxulaysiga ee deegaanka Caada ee gobolka Gabiley sidii ay Talaabooyin kor loogu qaadayo ka hortagista halista ka imaan karta Xaalufka dhirta

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here