Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa Muqdisho kusoo xirtay tababar kor looqu qaadayay xirfadda howlwadeenada haweenka ah ee ka shaqeeya Barnaamijka Marwo Caafimaad.
Tababarkaan oo socdey mudo sedax maalin ah ayaa waxaa ka faaideystey 100 Haween oo ka mid ah kuwa ka shaqeeya Barnaamijka Marwo Caafimaad gaar ahaan haweenka ka howgala Gobolka Banaadir
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani