Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ayadoo meel gabageba ah uu marayo dhameystirka dhismaha Dugsiga Hoose-dhexe ee Deegaanka Awdiinle Gobolka Baay ayna Muhiim u aheyd in Deegaanka laga dhiso ayaa waxaa kormeer indha indheen ah ee lagu qiimeynaayey sida ay u socdaan howlaha dhismaha ku tagey Guddoomiyaha Deegaanka Awdiinle Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay,oo ay wehliyaan ku-xigeenkiisa
Waxaa kormeerka lagu xaqiijinayay Tayada dhismaha,loo dardar-gelinayay hawlaha socda isla markaana la dhiirrigelinayay shaqaalaha gacanta ku haya mashruuca.
Warkung waliba nig haayte Marring Maallng Abshir