Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa laga daah-furay wejiga sedexaad ee Tababarka Tababarayaasha ee habka qorista siyaasadda iyo sharuucda, kaas oo socon doono Mudo Sadex Maalmood ah.
Furitanka Tababarka ayaa waxaa ka qeeb galay Agasimaha guud ee wasaaradda Cadaaladda ,Agaasimaha Wasaradda Amniga, Xildhibaano, Bahda sharciyaqaanada, Hay’adaha dowladda iyo Qaybaha kale ee Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday