Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Bulshada ku nool degaano ka tirsan gobolka Owdal waxaa saameyn kala duwan u yeeshey Abaarta ka jirta Gobolka Ayidoona Ay sidoo kala Baahiyo u dhimaneyaan Xoolaha Nool ee degaanadaasi lagu dhaqan jori Maadama in mudo ah aan helin roob ku filan waraab iyo daaq wanaagasan.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir