Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Tababar ku saabsanaa sidii ay uwada shaqeeyn lahaayeen Bulshada iyo Booliiska, kaas oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Aminga oo kaa shanaysa hay’adda UNDP.
Tababarka ayaa waxaa intii uu socday looga hadlayay Sidii la iskaga kaashan lahaa Baahiyaha Amni ee ka jira Magaalada iyo Helidda Qorshe Horumarsan, iyadoo sidookale lagu doortay gudiyada korjoogtaynta iyo Horumarinta Booliiska.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday