Shaqaalaha Gudiga Doorashooyinka Oo Tabbar uga Furmey Degmada Xudur

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar uga furay magaalada Xudur howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Bakool.

Howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta, sida sharciyada iyo xeerarka doorashooyinka iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here