Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dadweynaha kala duwan ee ku dhaqan magalada berabera ee xarunta gobolka saahil ayaa waxey mahadelin balaaran u soo jeediyeen madaxweynaha dowlada soomalila maadama uu hoos u dhig aad u weyn ku sameyey qiimaha korontada ee magalada.
Bulshada magalada berabera ayaa Abasho kala duwan ka qabey qiimaha koronta ee shirkadaha magalada ay ka qaadeyaan qoysaska guriyaha iyo xaruumaha ganacasiga ee magalada maadama uu ahaa mid aad u sareeya muhiimna ay aheyd In Wax laga bedela si guri welboo magalada ah looga Aftiinsada.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ