Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan lagu dahfuraayey Qorshaha Ilaalinta Bulshada 2025-2029ka ayaa lagu qabtey Degmada Kismaayo waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Maamulka Jubaland ayna ka qeyb galeen madax katirsan Dowlada Xilibaano iyo Maamulka Degmada Kismaayo
Qorshahan ayaa loogu tala galay in lagu ilaaliyo Bulshada sidoo kalena kor loogu qaado Adeegyada ay u baahan yihiin oo waara maadama Shacabka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin la daaladhacayaan sida darteedna loo baahan yahay in loo diyaariyo qorsha waara
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady