Madaxweynaha KG Oo Shacabka Xudur kala hadlay Horumarinta adeegyada Bulshada

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey dardargelinayo Horumarinta adeegyada Bulshada, Nabadgalyada, Mashaariicda Hormarineed la qaatay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bakool, kan Degmada Xudur iyo Odeyaasha Dhaqanka.

kulanka Madaxweynaha waxaa kala qeybgalay Xildhibaano, Wasiiro, La Taliyaal iyo Senator Adan Abdinaasir oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka oo Wafdiga Madaxweynaha qeyb ka ahaa iyadoona halkaasi lagu soo Bandhigey Caqabadaha heysata Bulshada Xudur iyo guud ahaan Gobolka Bokool

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here