Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartanka kubadda cagta oo loo qabtey kooxaha Gobolka Mudug gaar ahaana koox ka kala socda Puntland iyo Galmudug laguna xoojinayey nabadda ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada galkacyo
Tartankaan oo ay soo qabanqaabiyeen Dhalinyarada Gobolka ayaa ujeedkiisu ahaa isdhexgalka Dhalinyarda iyo Adkeynta Nabada waxana taageero ay ka heleen hay,adaha ka shaqeeya Nabada Soomaaliya
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani