Muruq maalatada Baydhabo Oo ka cabanaya Shaqo la,aan.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa Jira Boqolal Dadweyne oo subaxa walba u soo kaca si ay u Helaan Shaqo Dhismo ayigoona aaney meel ku ogeyn ama aan Aheyn Shaqaalo diwaangshan leh maamul hega waxaase mar welba diyaar u Yihin in ay nasiibkooda ay helaan ayigoona jiigista guriga ka doorbidey In ay raadiyaana shaqo ay qabtaan

Dadka ku shaqeya Dhismaha guriyaasha ee magalada baydhabo ayaa isuga jira Rag iyo Dumar Walow ay qabtaan shaqooyin isku mid ah hadan waxey dadaalkaasi dheer ay uga jiraan in ay Caruurtooda ay la mid ah ahadaan Caruurta kale ee waladintooda leh dhaqalaha ayna noqdan kuwa ay bari wax U Qabto Waladiintooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here