Kulan looga hadlayay Horumarinta Farshaxanka Oo ka dhacay Muqdisho

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa xarunta Wasaarada ku qaabilay inta badan dhallinyarada farshaxamiistayaasha ah ee madaxa-banaan.

Dhallinyarada ayaa kulankaan ku soo bandhigtay warbixin ku saabsan fursadaha u muuqda ee dalka ka jira, sida ay doonayaan inay so bandhigaan horumarka iyo bilicda dalka iyo caqabadaha ay dareemaan, inta ay ku jiraan shaqo maalmeedkooda farshaxanka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here