Dunida Oo Maanta Laga xusayo Maalinta Cagaarashowga aduunka

0
17
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maalinta Caalamiga ah ee Hepatitis-ka, oo la xusaa sanad walba 28-ka Luulyo. Waa maalin muhiim u ah bulshada caalamka, si looga wacyigeliyo halista cudurka hepatitis-ka, loona dhiirrigeliyo tallaabooyin lagu baabi’in karo.
Sanadkan 2025, hal-ku-dhigga maalinta ayaa ah: “Hepatitis-ka ha la baabi’iyo!” Baaqan ayaa lagu muujinayaa baahida degdegga ah ee dunidu u qabto in la xoojiyo wacyigelinta,

Hepatitis waa barar ku dhaca beerka oo inta badan ay keento fayras. Bararkani wuxuu dhaawacaa unugyada beerka, wuxuuna sababi karaa xanuun joogto ah, beer xanuun daran ama kansar. Waxaa jira noocyo kala duwan oo hepatitis ah: A, B, C, D iyo E.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here