Ardeyda Jaamacada Kaamil Baydhabo Oo Fursad Baraatiko ka helay Xarun caafimaad ku yaasha Muqdisho.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ardeydan Cilmiga Caafimaadka ku barata Jaamacada Kaamil qeybteeda Baydhabo ayaa tababar loo geeyey Xarunta baarista dheecaanada ee Sahan diagnoatic ee Magaalada Muqdisho si ay Cilmiga Caafimaadka u koror sadaan

Tababarka ayaa maalmo Ardeydan qaadanayay Cashara kala duwan iyagoona sidoo kale baraatika ku sameeyey qalabka kala duwan ee Caafimaadka ee yaala Xarunta Sahan diagnoatic taasoo wax badan ku siyaadin doonta aqoontooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here