Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Jaamacada magaalada Burco ayaa Marti-galisay shir caalamiya oo ay Soo qaban qaabiyeen ururka dhakhatiirta Reer Somaliland ee ku dhaqan maraykanka ee magacooda loo Soo gaabiyo SAHA
Waxaana kualankaani oo socon doona mudo sedax maalin ah ayaa Waxaa looga arnisan doona la tacalida Xanuunada Raaga Kuwaasi oo Bulshada Degaanada Soomalilan aad uga soo batey.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir