Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degaanka awdiinle ee gobolka baay ayaa waxaa ka jira isbedel koror Dhanka arimaha Caafimaad ee ay bulshada ka heleyaan xaruumaha Caafimaadka ee ka jira degaanka kuwaasi oo ay badankoodi leeyihin Shaqsiyaad gaar ah ayigoona adeegyo caafimad oo kala duwan ay Siyaan bulshada degaanka iyo Tulooyinka Hoosyimaada
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir