Qoysas danyar ah Oo dib u dejin Loogu sameeyey Hargeysa

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa ayaa  rartay qoysas danyar ah oo ku dhaw, 250 qoys oo muddo 15 Sanno ah degenaa goob aanay lahayn oo ku taala Xaafada  Maxamed Mooge,Qoysaskan oo ahaa kuwa  danyar ah waxa ay Hada la dejiyey  goobo ay iyagu leeyihiin oo ay ka dhisan karaan dhismayaal ay iyagu xor u yihiin islamarkaana u noqon karta Xal waara

Howgalka dadkan lagu daad gureenayay ayaa waxaa hor socdey Gudoomiyaha Magaalada Hargeysa Xilibaanada Golaha Deegaanka iyadoona Baabuurta Dowlada Hoose lagu daad gureeyey dadkan maadama ay yihiin qoysas tabaaleysan oo ubaahan in ay helaan meel ay Hooy ka dhigtaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

Oo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here