Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jarey Dhismaha Wasaaradaha Cadaalada iyo Amniga

0
13

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Lagtagareen oo ay Wehliyaan Wasiirada Wasaaradaha Amniga iyo Cadaalada Heer Federaal iyo Heer Dowladda Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray dhismayaal cusub oo casri ah oo loo dhisay Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Koonfur Galbeed.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa ka dhacday xarumaha cusub ee wasaaradahan, kuwaas oo laga hirgeliyey magaalada Baydhabo oo caasimadd ku meel gaarka ah Dowladda KG , iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, wakiillo ka socday Hay’adda IOM, Saraakiil ciidan, iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here