Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ahaa Cilmi baaris lagu soo Bandhigayey Waxbarashada Hoose qeybta barbaarinta Iskuulada Dowlada kaasoo ay soo diyaarisay Hey’adaha Gacanta ku haya Iskuulada iyadoona kulanka lagu soo Bandhigey mudada ay Cilmi baarista socotey Bulshada lala kulmay habka Xog uruurinta loo sameeyey
Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Waxbarashada Soomaaliland Xubno kamid ah Waaxaha Wasaarada Madaxda Hey’adaha Gacanta ku haya Waxbarashada Ubadka iyadoona daraasaadka lagu sheegey in loo baahan yahay in la kordhiyo Fursadaha Waxbarasho ee Ubadka aysan heysan
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady