Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Xaafadaha Degmada Daarul-salaam ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga dhegax dhigey wadooyin Interlock ah Kuwaasi oo qeyb ka qaadan doona bilcida degmada bulshada u Leh Muhiimad gaar ah iyo isu socodka Gawaarida Dad weynaha.
Waxaana dhegax Dhiga goob joog ka ahaa Gudoomiyaha degmada Daarul-salaam iyo ku xigeenadiisa Odayaasha Dhaqanka Ururuda Bulshada Maamulka Dowlada Hoose.
Warkung waliba nig haayte Mariing Maallang Abshir