Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha Ganacsiga gaar ahaan Hoteelada ee dhowaan laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Fursado kala duwan ka heleen Dhalinyaro u dhashey Deegaanka kuna wax bartey, balse Magaalada ku ahaa Shaqa la’aan Iyagoo gaarey heer jamacadeed halka qaar ka mid ah dhalinyarada ay doorbidaan in ay aadan Tahriib Naftoodana halis geliyeen
Maxmed Aadan Cali oo ah wiil dhalinayara ah bartey Xisabaadka ayaa waxaa uu ka mid ahaa dhalinyarada baadi goobka uga jirtey mudo sanadooyin ah shaqo waxaana mduo laga jooga ah sanad uu ka shaqa bilaabey Huteelka Riyo oo Magaalada Baydhabo ka hirgelisey mid ka mid ah Haweenka Ganascatada Magaalada
Warkung waliba nig haayte Mariing Maallang Abshir