Tartanka Kubadda Cagta Dadka Maqalka La’ Oo Lagu soo gabagabeeyey Baydhabo.

0
82

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada & Cayaaraha Koonfur Galbeed, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha, , ayaa si rasmi ah u soo xiray Tartanka Kubadda Cagta ee lagu dhiirrigelinayo xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Tartanka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa kulankii kama dambeysta ahaa (Finalka) ku kulmay kooxaha Samafone iyo Buulo-Jadiid, iyadoo ay guusha raacday kooxda Samafone.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here