Munaasabad lagu so dhaweynayey Gudoonka Dhalinyarada Oo lagu qabtey Degmada Dhoobley

0
80

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda maamulka Degmada, wakiillada ururrada dhalinyarada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Dhalinyarada ayaa si weyn u soo dhoweeyay hogaanka cusub ee dhalinyarada iyo dhismaha Xaruntan cusub ee dhalinyarada degmada dhoobley

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Dhoobley oo hadal ka jeediyay madasha ayaa sheegay in xaruntani ay noqon doonto il horumarineed, shaqo abuur iyo isdhexgal bulsho oo ay dhalinyaradu si buuxda uga faa’iideysan doonaan. Waxa uu dhalinyarada ku dhiirrigeliyay inay ka faa’iideystaan fursadaha horumarineed ee xaruntu bixineyso.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here