Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Dowladda K/Galbeed ayaa M Maamulka Degmada Afgooye ku Wareejisay Qalabka bixiya Digniimaha Fatahaada oo loogu talagay Xaafadaha Degmada.
iskuduwaha Wasaarada ee Gobolka Shabellaha Hoose Said Mohamed Cadced (Qadaafi) ayaa Qalabkan ku Wareejiyay Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magaalada Suldan Abdullahi Mohamed Osman Hiraabe oo ay Wehliyaan Xoghayaha Gobolka iyo qaarkamid ah kuxigeenadiisa.
Warkung waliba nig haayte Mariing Maallang Abshir