Kulan looga hadlayay Horumarinta Caafimaadka Bulshada Oo lagu qabtey Muqdisho

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka ayaa waxaa lala yeeshay Mas’uuliyiinta Isbitaalada Danta Guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka howlgala gudaha dalka iyo sidii loo wada shaqeyn lahaa isku xirka Xarumaha Caafimaadka dalka iyo kuwa dibada

Inta uu socdey Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa diiwaan gelinta dhaqatiirta Ajaanibta iyo Shaqaalaha Caafimaadka Ee Dowalada Islamarkaana loo horrumarin lahaa Caafimaadka Bulshada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here