Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad oo si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Degamada Wanlaweyn kaasi lagu dahafuray Doowradii 6aad ee Diiniga ah taasoo si gaar aha diirada lagu sarayo Barashada Diinta islaamka Waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Raabitatul Anfal iyo Jimcaha ee Daro Salaam,waxaa Munaasabada daah-furika ka soo qeyb galay Culumada, oo uu kamid yahay Shekh Hasan Gaab Walidiinta . Macalimiinta madarasada, iyo matri sharfta kale
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi