Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhallinyaro ku dhawan degmada Gubadleey ayaa halkaasi ka hirgeliyay xarunta lagu xanaaneeyo digaaga si ay qeyb uga qaataan maalgashiga Dalka sida au sheegeen dhalinyarada la timid fikirkaan
xaruntaan oo lagu magacaabo Tasnim ayaa waxaa fikirkeeda iska dhalinyaro Soomaaliyeed iyagoo sheegey in ay rabaan in dalka uu ka maarmo digaaga loo soo dhoofiyo sida ay taasi bedelkeeda u helaan mid fresh ah
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani